قۆرئان بتنێ


2

مَا ٱلۡقَارِعَةُ

Maxay tahay Garaacdadu?.


3

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ

Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay Garaacdadu?


4

يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ

Waa Maalintay dadku noqon sida baalallay kala firdhay.


5

وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ

Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay.


6

فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ

Qofka miisaankiisa (camallada wanaagsan) uu culeys yahay.


7

فَهُوَ فِي عِيشَةٖ رَّاضِيَةٖ

Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh oo raalli lagu yahay (Janno).


8

وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ

Qofkase uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay.


9

فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٞ

Hoygiisu waa Haawiya.


10

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ

Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay tahay?


11

نَارٌ حَامِيَةُۢ

(Waa) Naar kuleyl badan.


تەفسیر هاتە کۆپی کرن